Qeexid

"(-ro, m.l) Lacag boqolkiiba in laga qaado hantida dadweynaha si ay dawladdu ugu fuliso danta guud. ld cashuur1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga canshuur oo kali ah:
  • BOOSAASO: Dawladda Puntland oo isbadelo ku samaysay canshuuraha ay qaado sababo la xariira hoos u dhaca dollarka.
  • Hadii la helo shidaalka, ayaa qaybsiga faa'idada waxaa ay ku xiraan doontaa inta ay noqdaan canshuuraha iyo kharashka ku baxa wax-soo-saarka.