Qeexid

"ld canjeelo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga canjeero oo kali ah:
  • Marka uu guriga tago waxa loo soo dhigaa canjeero indhaha isku haysa oo laba bilaydh dhex hurudda.
  • Waxay badanaaba Quraacdu ahaan jirtay:Canjeero+Ootkac+Shaah-caddays.