Qeexid

"Neef ido ah oo canka diilliin cad ku leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga canfar oo kali ah:
  • Afka Canfarta iyo ka Siidaamada ayaa ayana ka tirsan bahyartaasi bari2.
  • ) Dagaalka Muqdishu oo siisocdaa iyo Abaaraha Ethiopia, waxay dib-udhigayaan, himmilada Hogganka maanta ee Ethiopia, Amxaarada dibada iyo Jabhada Canfarta ee kadagaalanta Guddaha Eritrea si looqabsado dakada Casab (Assab).