Qeexid
Candhuuf marin.
Qeexid Xigta
Candhuuf ku tufid.
[-feeyay, -faysay]
f.g2Candhuuf marin.
Candhuuf ku tufid.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: Hoore layig ah, aan midab lahayn, qanjirrada afka nafleyda ka yimaada oo liqidda cuntada fududeeysa. ld candhuufo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Ku c.: cid candhuuf ku tufid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (c. nafl.) Dareere biyo oo kale ah ay qanjidho candhuufeedku ku dhiiqiiyaan afka. Soo saarida candhuufta waxa nashaadiya cuntada afka ku jirta iyo urta ama ku fekerka cuntada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld candhuuf1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg candhuuf2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg candhuufee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -dheeyay, -dhaysay
Qeexid: Neef irmaan candho keenid.
Qeexid Xigta: Neef sid dhaweeyey gor yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Xubinta caanahu galaan ee xayawaanka dheddig.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld camajuuji.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld camajuujin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Si kala daadsanaan iyo qaabdarro ah u fadhiyid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg candhee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld candhaaqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Candho xoolaad aad u dararid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Weynaan iyo barar ka muuqda candho aad caano uga buuxsameen.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Gun, sal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Far iyo suul ciddiyahooda oo xoog meel qof jirkiisa ka mid ah loogu qabto si loo xanuujiyo. ld qanjaruufo1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Candho xoolaad aad u dararid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -ftay, -fatay
Qeexid: Far iyo suul ciddiyahooda cid ku xanuujin.
Qeexid Xigta: Cid hoos ugu baaqid. ld qanjaruufo2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -feeyay, -feysay
Qeexid: ld gufee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]