Qeexid

"Hoore layig ah, aan midab lahayn, qanjirrada afka nafleyda ka yimaada oo liqidda cuntada fududeeysa. ld candhuufo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga candhuuf oo kali ah:
  • Masku markuu dagaalamayo wuxuu soo daayaa ama saydhiyaa candhuuf ka samaysan isku dhisyo sun ah taas oo qofka ay indhaha ka gaadho laga yaabo inuu indhool noqdo.
  • Taas oo gayaysiisa niyad jab iyo inuu candhuuftiisa dib u liqo.