Qeexid
Cudur ku dhaca candhada oo xididdada caanaha waaxyeela.
Qeexid Xigta
ld candhabeelid.
Cudur ku dhaca candhada oo xididdada caanaha waaxyeela.
ld candhabeelid.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -eelay, -eeshay
Qeexid: Cudur candhada ku dhacay awgeed xididdada caanaha waxyeeloobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld candhabeel1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Gun, sal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-lo, m.l) Naag maamulka guriga aad ugu fiican; gaari.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg candhee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld candhaaqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Si kala daadsanaan iyo qaabdarro ah u fadhiyid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Weynaan iyo barar ka muuqda candho aad caano uga buuxsameen.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Candho xoolaad aad u dararid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Xubinta caanahu galaan ee xayawaanka dheddig.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld can dhaaq1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Neef ari ah si aysan dhashiisu u nuugin kolay harag ama maro ka samaysan candhada u gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Indhaha oo nuurkii aragga ka taga. ld indhabbeelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld candhaaqsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -eelay, -eeshay
Qeexid: Indho nuurkii aragga lumin. ld aragbeel2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-byo, m.dh) Kolay maro ama harag ka samaysan oo ariga candhada loo geliyo si aysan dhashoodu u nuugin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Si candhaaq ah u fadhiisasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -dheeyay, -dhaysay
Qeexid: Neef irmaan candho keenid.
Qeexid Xigta: Neef sid dhaweeyey gor yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-canjeel, m.dh) Geed weyn, miro la cuno leh, koox koox u baxa oo u eg deegaanka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dugaag ku nool Afrika, Aasiya iyo meelo kale, leh midab cawl ah oo baro baro madow ku dhex jiraan, dhulka dhirtu ku badantahayna jooga oo geedaha fuula; xoolaha iyo ugaartana aad u laaya, dadkana cuna.
Qeexid Xigta: Libaax badeed qallafsan oo oogada baro ku leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]