Qeexid
(-shayaal, m.l/dh) ld cambarshe.
(-shayaal, m.l/dh) ld cambarshe.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: ld cambar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qalab qaab bil leh, lacag ka samaysan, shunufyo ka laalaadaan oo haweenku qoorta ku xirtaan.
Qeexid Xigta: Uunsi cambar lagu daray.
Qeexid Kale: Nooc cambarka ka mid ah oo aan qiimo badan lahayn. ld canbarshe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qas iyo lab hawl socota lagu hakiyo. ld carshaashoy(1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Cudur dadka ku dhaca oo wejiga iyo oogadu la barbararto oo dab lagu daaweeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nagaar xoolaha daaqa caanahooda kharaar noqdaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -sheeyay, -sheysay
Qeexid: ld carshaashee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Sariirta boqorka.
Qeexid Xigta: Shay weyn, muqaddas ah Eebbe leeyahay oo samada sare ku sugan.
Qeexid Kale: Geed abaareed gaaban oo leh caleemo balballaaran iyo miro macaan oo la cuno kana baxa carroguduudka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]