Qeexid

"Hadal kulul oo loo jeediyo qof wax ba'shay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga canaan oo kali ah:
  • Argentina inkasta oo ay is canaanatay, dedaalo badana samaysay haddana uma suurtogelin inay goolka iska soo guddo, taasina waxay meesha ka saartay baqdintii badnayd ee laga qabay.
  • Waxaanu intaa ku daray oo uu yidhi, "Kuwa khadka dambe ka ciyaarayay ilaa kuwa weerarku, dhammaantayo waanu leenahay canaanta."