Qeexid

ld cinaadnimo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga canaadnimo oo kali ah:
  • Casriyeynta Dunida Islaamka in loo dhaqaajiyo dhan liddi ku ah dhankii ay caddaanku wax u dhaqaajiyeen waxaa lagu sheegi karaa jawaabcelin baqdin iyo canaadnimo ah oo ilbaxnimadaas loogu jilibdhigay.