Qeexid

"(caman, m.l) Labada cad ee hilibka ah oo ku yaal wejiga labadiisa dhinac midkood, waxay u dhexeeyaan isha iyo qalka hoose, ama sanka iyo dhegta."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga can oo kali ah:
  • Sidaas ayada oo ah, hadana muwaadinnintu waa kala fiicanyihiin, waxeyna u kala baxaan kuwa baari ah iyo kuwa caasi ah.
  • Waxay ku koreen magaaladda Toronto ee dalka Canada, hase ahaatee, hadda waxay joogaan magaalada Los Angeles ee dalka Mareykanka, halkaas oo ay ku duubayaan heesahooda qaar ka mid ah.