Qeexid

eeg cammiran. ld cammirnaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cammirnaan oo kali ah:
  • Maamulkii Ingiriiska ee Somaliland oo markii hore xarun ay u ahayd Bebera, wuxuu sii kordhiyay cammirnaanta magaalada Berbera ee daba-yaaqadii qarnigii 19aad.
  • Maamulkii Ingiriiska ee Somaliland oo markii hore xarun ay u ahayd Bebera, wuxuu sii kordhiyay cammirnaanta magaalada Berbera ee daba-yaaqadii qarnigii 19aad.