Qeexid

"Wax la cammiray ahaansho (dukaan)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cammiran oo kali ah:
  • Jidadku iftiin hagaagsan ma leh, waana muush cammiran oo dhengedda kor loo tuuraa qof madaxa kaga dhacayso.
  • Hadalkaasi si weyn ii ma gelin oo Cadantii aan ka tagey iyadoo cammiran ayaa ii hillaacaysa.