Qeexid
ld cambe.
ld cambe.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Geed weyn, dhulka kuleylaha ka baxa oo leh caleemo dhuudhuuban iyo miro macaan dhexda laf weyn ku leh. ld cambo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld cambusid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Shay udgoon, xabag u eg, uurka nibiriga qaarkii ku samaysma oo xeebaha laga helo. ld canbar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Wax si aan nadaamsaneyn u laalaabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Gashi haweenku qaato oo ilaa lugaha ku eg.
Qeexid Xigta: ld camambuurid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Tub geed sisin ah oo isku xiran.
Qeexid Xigta: Hoy yar, caws qoryo iwm ka samaysan oo beeraha laga dhex samaysto. ld abbuul, ambuul, cabbuul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Roob da'a xilli jiilaal.
Qeexid Xigta: Xiddig magaciis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (daaw.) Cudur maqaarka ku dhaca oo goobo-goobo waaweyn oo cuncun leh u yeela; halaamacood maqaarka intiisa sare oo leh cuncun, finan iyo qolof.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld camambuur2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Qodaxda sarmaanta marka ay curdanka tahay; dhambacaluul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Biyo, weel caanood lagu shubay oo yeeshay dhadhan la karhado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Meel, jaho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -baday, -batay
Qeexid: Cid waddadahabboon ka lumid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Erayo calaacal ah dhihid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Badar la kariyey isagoo iniinahiisa aan la burburin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld cambus1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Camcanka oo la buuriyo caro darteed.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Cambaar u yeelid.
Qeexid Xigta: Cid ceeb iyo dhaliil ka faafin; dhaleecayn, ceebayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld camambuurid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Hawl, shaqo.
Qeexid Xigta: Abuur, dabeecad.
Qeexid Kale: Xanaaq, dhirif, caro. 4. (s) Sidiis, oo kale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]