Qeexid

"Geed weyn, dhulka kuleylaha ka baxa oo leh caleemo dhuudhuuban iyo miro macaan dhexda laf weyn ku leh. ld cambo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cambe oo kali ah:
  • Waxaan dib u soo xusuustay mar 80-meeyadii Beertaas ay ka bixi jireen, shaqaaluhuna ka goosanayeen: Zeytuun, Babaay, Cambe, Qare iyo xitaa Rummaan.
  • Kuwa ugu caansan waxaa ka mid ah: Aneexo;Cambe;Dhafaruur;Deelaal;Docol;Geesariyaad;ama Geesoriyood:Gob;Hammuude; Hohob;Moos;Muryood;Hiinfaal;Murcood;Mareer;Seytuun;Ismaan dhays;Canuuni;Caadh;Rooxo.