Qeexid

"Cambaar u yeelid."

Qeexid Xigta

Cid ceeb iyo dhaliil ka faafin; dhaleecayn, ceebayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cambaaree oo kali ah:
  • Dhaawaca dadkan ayaa qaarkood la sheegayaa in ay aad u liitaan inkastoo lix ka mid ah xaaladooda ay wanaagsan tahay, waxaana falkan cambaareeay Xildhibaanka oo ku tilmaamay fal fuleynimo.
  • Gudoomiyaha mucaaradka ugu tunka weyn Somalia ee ARS-Jabuuti Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul u cambaareeyay afduubka shaqaalahan, wuxuuna sheegay inay sababi karaan in gargaarka Somalia la joojiyo.