Qeexid

"Roob da'a xilli jiilaal."

Qeexid Xigta

Xiddig magaciis.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cambaar oo kali ah:
  • Dhanka Kale qeybaha kala duwan ee Bulshada rayidka ayaa cambaareysay dilka shaqsigaas muhiimka u ahaa bulshada, waxaana ay ku baaqeen in gacanta lagu soo dhigo kuwii ka dambeeyay.
  • Waa markii ugu horeysay oo ururka Ahlusuna uu eedeyn u jeediyo xukuumada Addis Ababa, waxaana mudaaharaad lagu cambaareynayo arintan uu maanta ka dhacay degmada Guriceel ee Gobolka Galguduud.