Qeexid

"Nooc cayayaanka yaryar ka mid ah oo hargaha gala."

Qeexid Xigta

C. ah: qof gaboobay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga camar oo kali ah:
  • Waxaa iyaguna sidoo kale ka maqan kooxahoodii Henri Camara iyo Moussa N’Daiye oo labaduba ay u safreen Dakar xarunta Senegal oo ay dib uga dhaceen layliga ciyaareed oo ay kooxdooda Sedan bilaabantay 29 December 2002, ciyaartoy kale oo reer Senegaal ah.
  • Ciyaarta maanta waxa Senegal ka maqnaan doona Khalilou Fadiga iyo Salif Diao, oo ganaaxan, waxa kale oo dhaawacyo gaadhay uga fadhiya Alio Cisse, Ferdinand Coly, iyo Sonleymane Camara.