Qeexid

"Hawl, shaqo."

Qeexid Kale

Xanaaq, dhirif, caro. 4. (s) Sidiis, oo kale.

Qeexid Xigta

Abuur, dabeecad.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Buuggaas camal ii keen”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga camal oo kali ah:
  • Abuu Hureyra cabsidiisa Alle ayaa waxaa wehelisay adduunyo naceyb, wuxuu sida badan ku dadaali jiray u-camal -falka maalinta aakhiro, sidaa darteed wuxuu markasta ka wel-weli jiray cadaabta iyo xanuunka ay wadato naartu.
  • Meydadkii xabaalihii Talyaaniga ee dhawaan Muqdisho wadaadadu ka soo faageen Wadaadada maanta jooga Muqdisho baan tusaale fiican ka bixin kara wadaadada cusub iyo camaladooda.