Qeexid

C. ah: biyo dhoobo ku qasantahay.

Qeexid Xigta

C. ah: midab calas ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga calow oo kali ah:
  • Malaa dalkan way ka maqantahaye Macruufkiyo Carabta reer Macalow Muslinow Maandariin ma aragteen.”
  • Malaa dalkan way ka maqantahaye Macruufkiyo Carabta reer Macalow Muslinow Maandariin ma aragteen.”