Qeexid

Dareen cadaawad iyo ciilqab leh. ld caloolxumi.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caloolxumo oo kali ah:
  • Buuggu waa mid argagax, naxdin, caloolxumo iyo farax isla xambaarsan.
  • Buuggu waa mid naxdin iyo caloolxumo, farxad iyo rayn-rayn isla xambaarsan.