Qeexid
ld calool-adkaan.
ld calool-adkaan.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Ku c.: adkeysi iyo isbeddel la'aan muujin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -dkaa, -dkayd
Qeexid: Adkeysi iyo dulqaad loo yeesho dhibaato.
Qeexid Xigta: Naxariis iyo jixinjix la'aan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Xubinta dheefshiidka nafleyda oo isku xirta hunguriga iyo xiidmaha.
Qeexid Xigta: Qaybta jilicsan oo u dhexeysa laabxuunshada iyo gummaarka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dhul aan la budlin oo ciiddiisu adagtahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg calooladayg2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld adkaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhiirranaan iyo gabbasho la'aan uu qof leeyahay. ld il-adkaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: caloolgo'id m.f.dh eeg caloolgo'.
Qeexid: caloolgo' f.mg1 (-'ay, -'day) Ka c.: qof, cid uu jeclaa aad u nicid.
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax si cabsi iyo gabbasho la'aan ah ugu dhiirrasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qof xumaatada lagu sameeyo aan illaawin; uurkuqaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Nooc dadabta aqalka kamid ah oo laga sameeyo ulaha geed-duurkaoo lagu seexdo ama guryaha lagu ilxiro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-xay, -xday; -bixi) Nafley saxaro badan oo jilicsan dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Bilawga uurka haweenka, uurgal.
Qeexid Xigta: ld caloolgelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -umaa, -umayd
Qeexid: Ka c./u c.: qof caloolxumo hayso ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Saxaro badan, jilicsan oo dulin nafleyda caloosha ka qooma keeno; shuban; dababbax.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Welwel iyo walaac ku dhasha qof marka uu la kulmo arrin adag oo uusan xal u haynin. ld caloolyoobid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dabeecad qof leeyahay oo ah in uusan go'aankiisa ka noqon. ld hal-adkaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-alay, -ashay; -geli) Uur gelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -amaa, -amayd
Qeexid: Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]