Qeexid

"Xubinta dheefshiidka nafleyda oo isku xirta hunguriga iyo xiidmaha."

Qeexid Xigta

Qaybta jilicsan oo u dhexeysa laabxuunshada iyo gummaarka.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga calool oo kali ah:
  • Taasi waxay keentay inay jilibyadii kale calool xumo iyo nac ku abuurto oo ay iyaguna raadiyaan siyaabo kale oo ay kaga aar goostaan qolyahaa is mahadiyay.
  • Waxaan soo xusuustey calool xumo aan kala kulmay shir aan habeen ka qayb galay.