Qeexid
Kiish yar oo caw ka samaysan oo hilibka, timirta iwm lagu rito.
Qeexid Kale
Deeq yar oo qof hawl qabtay la siiyo. 4. Alaab yar oo meel loo wado. 5. ld callaalid. ld calaal1.
Qeexid Xigta
In yar oo raashiin ah oo xayawaanka lagu dabo.
Kiish yar oo caw ka samaysan oo hilibka, timirta iwm lagu rito.
Deeq yar oo qof hawl qabtay la siiyo. 4. Alaab yar oo meel loo wado. 5. ld callaalid. ld calaal1.
In yar oo raashiin ah oo xayawaanka lagu dabo.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: Qof laga rabo in uu hawl qabto deeq yar siin; laaluushid.
Qeexid Xigta: Alaab yar gaadid raran saarid. ld calaal2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Qeexid: (-shay, - latay) Alaabo yar gaadiid saarasho. ld calaalo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: ld callaal2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld callaal1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld calaal1, calaalid, callaal1 (4).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld callaalasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld lacaaf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg callaalo. ld calaalad, calaalasho, callaalad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Baadiye jiq ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Buur aad u dheer.
Qeexid Xigta: Buur taxane ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Wax meel ka laalaadin.
Qeexid Xigta: Wax jaho ku aaddin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld callaqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: calaa-xaal fk. Tacbaan ahaansho (dhaqaale iwm). Tus. “Waa tacbaan c.”.
Qeexid: Eeg callaaf
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Ka c.: cid dhibaato ku dhacday, erayo beerlaxawsi leh cid kale u jeedin. ld calaancal2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-lo, m.l) Gacanta dadka inteeda hoose ee cad; baabbaco; sacab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Garannuug dheddig oo aan weli gaarin da'dii rimay qaadka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld calaancal 1. Hadal beerlaxawsi leh oo lagu muujinayo dhibaato dhacday oo taakulayn u baahan.
Qeexid Xigta: ld calaacalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -aashay, -aalatay
Qeexid: ld callaalo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld callaalasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]