Qeexid

"ld calafsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga calfad oo kali ah:
  • Jamhuuriyadda Shankaroonland Republic, ayaa subax dhawayd kala tirsatay codadkii caashaqa, waxaana ku dhawaaqay muqawadka doorashada, isagoo sheegay urur waliba intuu caashaqa ka calfaday.
  • Like Xuuko: Jawaannada Guddida Doorashooyinka, ayaa kaga damsiiyay natiijadii foodridka, waxaanay dhuxusha ka cadeeyeen codadkii xisbiyadu kala calfadeen iyo sidii loo kala hunguri waynaa.