Qeexid

"caleen yar iyo qodxo qaroofan. ld cinjigod."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caleen oo kali ah:
  • Caleentana shaaha ayaa lagu darsadaa.
  • Marka uu buuxsinkaygu leexeeyana waxay igu mirtaa kob cosobka iyo caleentu hawireen.