Qeexid

"U boqridda cid loo boqro in ay bulsho madax u noqoto. ld caleemasaarid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caleemasaar oo kali ah:
  • Wadanka Maraykanka, waxaa markii ugu horaysay si wayn loogu aqoonsaday hadal soo jiidasho la haa oo uu ka jeediyay shir-waynihii sandkii 2004 tii uu xisbiga Dimuqraadigu ku caleemasaarayay musharaxoodii jagada Madaxwaynanimada ee John Kerry.
  • Banaanbaxa ayaa ka dhacay magaalada St Paul oo uu ka dhacayo shirwynaha caleemasaarka ninka ugu tartamaya madaxtinimada ururka Jamhuuriga ee wadankan Mareykanka.