Qeexid

"C. ah: biyo saafi ah."

Qeexid Kale

C. ah: midab casaan xigeen ah; maarniin.

Qeexid Xigta

C. ah: maraq dufankiisu yaryahay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga calas oo kali ah:
  • Apr 2010- Dahir Caddow Calasow oo ku heyb ah Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa ku adkeystay inuu wali yahay Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe..
  • Cabdi Jiinow Calasow oo ay ilaaladiisu qayb ka qaateen dagaalka ayaa ka mid ahaa saraakiishii booqday saldhiga la qabsaday, wuxuuna sheegay in degmada Yaaqshiid ay hadda tahay nabad.