Qeexid

"Cad maro ah oo dowlad, hay'ad, maamul iwm astaan u ah."

Qeexid Xigta

Midab madow oo ay iduhu qaarka hore ku yeeshaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga calan oo kali ah:
  • Halgamadaas gobonimadoonka Somaliyeed waxay dhammaantood ka midaysnaayeen Aragtida Somaliweyn oo ahayd in la xorryeeyo, la mideeyo, hal calan iyo hal dawladna la boos keeno 5ta Somaliyeed.
  • Calanka Ethiopia oo la arkay isagoo ka suran degaankaasi Shiirkole ee ciidamada Ethiopia ay baaritaanka ka wadeen ayaa waxaa ku qamaamay dadweyne aad u badan, kuwaasoo gubay calankaasi.