Qeexid

Cunto, meyrax iwm gowsaha ku jilcin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga calali oo kali ah:
  • Oo xubinba waxa ay ciil u qabtay in ay aragto xubinta kale oo la curyaamiyo, la cuno, la calaliyo, la cirib-tiro….
  • Oo xubinba waxa ay ciil u qabtay in ay aragto xubinta kale oo la curyaamiyo, la cuno, la calaliyo, la cirib-tiro….