Qeexid

Haweeney aad nacas u ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga calako oo kali ah:
  • Gabadhu haddii ay karaamadeeda ilaain weydo waxa u yimaada dhaliilo badan, waxayna kasbataa naanayso jareexo reeba, sida suuba, maraado, baali, basari, bagagi, cooraaf, goonbaar, calako iwm.