Qeexid

"Dheef xag Ilaah ka qoran; risiq."

Qeexid Xigta

Nasiib.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga calaf oo kali ah:
  • Sheeko waan ka weynaaday jacaylna weli maan gaadhin, kolka aan gaadho calaleheeda, haddii calaf ii kaa qoray sina igu seegi meysid.
  • In calafkeedu gacanteeda ku jiro oo quruxdeedu u hayso ayey rumaysnayd.