Qeexid

"ld calaaqo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga calaaqaad oo kali ah:
  • . Xisbigu wuxuu utaaganyahay hurumarinta mashruuca iskaa-shi goboleedka ee shucuubta iyo dawladaha Geeska Afrika ( regional integration) and adkeynta calaaqaadka saaxibtinimo ee shucuubta iyo dawladaha caalamka.
  • Si kastaba waxaa la rumeysan yahay in inta badan Dowlada Ingriisku calaaqaad weyn la leedahay oo dhinac kasta ah waxayna mar kasa u istaagaan xalinta khilaafaadyada soo kala dhex gala Mucaaradka iyo Maamulka Somaliland.