Qeexid

"(-ooyin, m.l) Tilmaan gaar ah oo wax leeyahay oo waxyaabaha la nooca ah looga garto; astaan."

Qeexid Kale

C. ah: curyaan. ld calaamad.

Qeexid Xigta

Belo; masiibo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga calaamo oo kali ah:
  • Wadatashi gaaban kadib, waxay muslimiintii hoggaanka ciidanka u calaamo-saareen geesigii halyeeyga ahaa ee Khaalid Binu Waliid.
  • Madaxda ka dambeysay heshiiskan Jabuuti ayaa leh calaamooyin lagu garto waddan jecylka.