Qeexid

"calaamatu-su'aal m.dh (-llo, m.dh) Astaan weyddiineed."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga calaamatu-su oo kali ah:
  • Cabdi qays baa laga haya; “Xeebtaa Jabuutee, Soomaali laga xaday, haddii aan, xaggaa tegay, maxaa laygu soo yahay in laga gudbo mustaqbalka dalkan ee calaamatu-su’aashu saaran tahay.
  • Tallaabadaasi waxay baqdin gelisay xulka Holland oo marti ku ahaa goobtii ciyaartu ka socotay, hase yeeshee tallaabadaasi waxay calaamatu-su’aal saartay fursaddii martigelinta ciyaaraha ay ka heli lahayd FIFA.