Qeexid

"ld calaamadaysan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga calaamadsan oo kali ah:
  • Haddaba, 18-ka May oo shalay la xusay 11-guuradeedii, maxay ku calaamadsan tahay, yayse u suntan tahay, maxayse farriinta ama dhambaalka ay xambaarsan tahay ee ay u gudbinaysaa Carruurta ama Jiilasha dambe.
  • E- Dhuxul dhagax,Macdan iyo Ceelal shidaal oo calaamadsan oo daboolan.