Qeexid

"eeg calaamadi. ld calaamadayn, calaamayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga calaamadin oo kali ah:
  • Khaseere badan oo dhanka dhaqaalaha ah ayuu sheegey in roobku geystey, waxaana uu sheegey in ay jiraan guryo dumeyu. hase ahaatee, lama soo calaamadin dad wax ku noqdey.
  • Wararka) - Dawladda Itoobiya ayaa Gaashaanka ku dhufatay maalintii shalay xukunkii kasoo baxay Guddiga calaamadinta xuduuda u dhaxaysa Itoobiya iyo Eritrea oo degmada Baadhame siisay Dawladda Eritrea.