Qeexid

"ld calaancal 1. Hadal beerlaxawsi leh oo lagu muujinayo dhibaato dhacday oo taakulayn u baahan."

Qeexid Xigta

ld calaacalid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga calaacal oo kali ah:
  • Calaacal baa ka soo hadhaye wuxuu uga dan lahaa laba qodob kuwaasi oo kala ahaa gocashada faraha badan ee ay isaga iyo naftiisu iskugu keliyeysteen inuu iskaga kala yareeyo dadka ku hareeraysan.
  • Waddamada Yurub wax lala yaabo ma'aha in aad la Kulanto qof isagoon ku salaamin intuu calaacalahaa soo laadlaadsado hadal kuugu soo horaysiiya "ka sheekee farahayga sow dhag ma'aha."