Qeexid

"Baadiye jiq ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cal oo kali ah:
  • Kulan gaar ah oo ay yeesheen Ra'iisul Wasare Geeddi, Ku xigenadiisa Saalim Caliyow Ibrow iyo Cabdullahi Sh.
  • Cali Dheere ayaa sheegay in hadii Ciidamada AMISOM bilaabaan inay dagaalamaan ay taasi keeni karto in mar kale dagaalo culusi ka dhacaan Muqdisho islamarkaana ujeedka ka danbeeya ay tahay in shacabka la doonayo in guryahooda loogu galo kadibna la gowraco.