Qeexid

"ld cagsi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caksi oo kali ah:
  • Waxaase jiro labo nooc oo uu hoggaamiyuhu u kala baxo: the servant leader iyo self-serving leader—oo ah hoggaamiye ka shaqeeyo danta guud ee ummaddiisa iyo mid caksigiisa ahoo daneyste ah oo u shaqeeyo dano qaas ah.
  • Waxaae nasiib darro dhacday taas caksigeed oo uusan marnaba oggolaan karin caqliga fayow ee dadka Eebe siiyay.