Qeexid

(-llo, m.dh) Derin duug ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cajil oo kali ah:
  • Al-Shabaab oo cajilad soo bandhigtey Ururka Islaamiga ah ee Al-Shabaab oo ka tirsan Maxkamadihii Islaamiga ee laga awood roonaaday ayaa soo bandhigay cajalad Video ah oo muujineysa iney heystaan hubka casriga ah ee lagula diriro diyaaradaha.