Qeexid

"C. ah: wax qaabkii dabiiciga ahaa ee lagu yaqiin ka duwan."

Qeexid Xigta

(e.d) Waa yaab! cajiimid m.f.dh eeg cajiin2.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cajiib oo kali ah:
  • Jahbadihii difaacayay dhulkooda ee Reer Nuur ayaa iyaga burbur ba'ani ku yimid intii ka danbaysay asaaskii somaliland arintan oo si fiican loogaga waramayo aragtida awdalaynta ayaa ah mid cajiib ah.
  • Haddii aad dib imika u akhrido marka tan lagu daro taariikhda Somaliland waa qiso amakaag iyo fajac badan oo ninka akhriyaa ay la noqotay cajiib. taariikhdii lixdankii ka soo bilow ilaa iyo maanta oo aynaan wali wanaag badan ilaahay meel inoo dhigay.