Qeexid

"/mg2 C./ka c.: qof yaab ku abuurid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cajabi oo kali ah:
  • Af somaligaagu aad buu iicajabiyay siduu uqorxoon yahay.
  • Bilis “ qof waliba dookh ayuu leeyahay, anna markaan arkay ayey I cajabisay oo waabay I deeqday.”