Qeexid

"Yaab."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cajab oo kali ah:
  • Wasiir ku xigenaka arrimaha dibbada ee Norway ayaa saxaafada u sheegey in dowladiisu la tacajabtey go'aanka Ethiopia iskuna taxaalujiyeen in sidii go'aanka Ethiopia uga noqan laheyd.
  • Aragtidani waxay xigmaddeeda ku ururisaa ‘ Xilli tegey waxba yaan loo hanqal taagin, ee casriga lagu jiro cajabtiisa lagu ashqaraarayaa Labada horeba way diiddan tahay sida ay xilli goonni ah isugu dhejinayaan.