Qeexid

"cajaa'ib m.l Wax aad loola yaabo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cajaa oo kali ah:
  • Kumanyaal sano oo soo socda ayuu sii oddorosaa dhacdooyinka iman doonaa yaabka iyo cajaa'ibka ay leeyihiin.
  • Waxaa Cajaa,ib ah Sh Umal Xafidahullaah, habayn ka horeeyay Dilkii Sh Dr Axmed Wuxuu ka hadlay wixii Baydhabo laga sheegay, wuxuuna hadalkiisa ku soo xiray in Xasan Takar iyo raga la fikirka ah loo haysto wax kasta oo Culimada soo gaara.