Qeexid

"Wakhtiga markaa la joogo; haddeer; imminka."

Qeexid Xigta

Meel.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cagi oo kali ah:
  • Wax kale iska daayoo waxay maraysaa xaaladu in saraakiisha UNDP qoondeyaan halka ay ku baxayaan lacagihii loogu balan qaaday xukuumadii Jabuuti lagu soo dhisay dhawaan.
  • Mid kamida Ganacsatada Suuqa ayaa saxaafada u sheegay in laga dhacay lacag iyo alaaba kale saakana uu uyimid dukaankiisii oo jabsan isla markaana ay maqantahay qasnad ay lacagi ku jirtay.