Qeexid
Hawl laysu diray oo qabashadeeda la diiddanyahay ka warwareegid.
[-leeyay, -leysay]
f.mg2Hawl laysu diray oo qabashadeeda la diiddanyahay ka warwareegid.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg cagataallee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Wax, kor u gamid. ld cirtaali.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Wax isku kor tubid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-layaal, m.dh) Qof aad u garaad yar; segeger.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: U c.: qof si loo cabsi geliyo dhaar iyo handadaad u jeedin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Farax iyo guul ku jirid.
Qeexid Xigta: Wax rajo ku eegid. ld naalloo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Ka b.: wax ama meel doc ka jarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Calan ruxid.
Qeexid Xigta: Muddo barwaaqo iyo rayrayn ku noolaasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Faallo wax ka bixin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Weel gun gaaban.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-gfo, m.dh) Cagta geela. ld cuguf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Cagaag dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Midab u eg kan caleenta iyo cawska marka ay dooganyihiin.
Qeexid Xigta: Doog.
Qeexid Kale: Qudaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wax sida dhagax, gaxandho iwm oo cagaha waxyeela marka kabo la'aan lagu socdo.
Qeexid Xigta: Meel leh dhagax, gaxandho iwm oo cagaha waxyeela marka kabo la'aan lagu socdo.
Qeexid Kale: Dhibaatada caguhu ka mutaan marka lagu socdo meel leh dhagax, qaruurax, gaxandho iwm. 4. ld cagaagid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg cagee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Nabarro salka carrabka ee dadka iyo geela ka soo baxa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax si ay meel uga fogaadaan aad u cayrin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax aan kabo haysan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: (f.g) Wax cagaar ka dhigid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Caano la lulayo dhibcihii ugu horreeyey oo subagga ahaa bilaabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -ddaa, -ddayd
Qeexid: Wax aan kabo xiranayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]