Qeexid

"Dhaar iyo handadaad cid loo jeediyo si loo cabsi geliyo."

Qeexid Xigta

ld cagajugleyn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cagajugle oo kali ah:
  • Ganacsato Soomaaliyeed Hanti ay lahaayeen oo Xalay lagu Boobay Dalka South Africa. 12 Jul 2010- Intii uu socday Koobka Kubadda Cagta ee 2010 ka ayay Soomaalida waxa ay la kulamayeen cagajugleyn xoogan..
  • Intii uu socday Koobka Kubadda Cagta ee 2010 ka ayay Soomaalida waxa ay la kulamayeen cagajugleyn xoogan..