Qeexid

Cudur dadka ku dhaca,beerka waxyeeleeyo, oo indhaha iyo kaadida cagaarsha.

Qeexid Xigta

(daaw.) Hurdi noqoshada ama cagaarashada jirka meelo ka mid ah sida: maqaarka, caddaanka indhaha; taas oo tilmaameysa biilirubiinka oo dhiigga ku badan. ld Indhacaseeye.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cagaarshow oo kali ah:
  • Maalinta Cudurka Cagaarshowga Aduunka oo Maanta lagu wado in laga xuso Soomaaliya. 18 May 2009- Inbadan oo ka mid ah Imada Soomaaliyeed ayaan ku baraarugsaneyn halista Cudurkaasi waxa ayna taasi sababtay in ay dhintaan Dadkaasi faraha Badan..
  • Cudurrada habkaan ku iman kara waxaa ka mid ah cagaarshow, daacuun, shuban, dabadhiig, tiifow, ameeba, iwl, oo ah kuwa laga qaado nadaafadxumada cunnada iyo biyaha.