Qeexid

"Midab u eg kan caleenta iyo cawska marka ay dooganyihiin."

Qeexid Kale

Qudaar.

Qeexid Xigta

Doog.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cagaar oo kali ah:
  • Bohuko ayaa tilmaamay in ciidamadoodu ay joogaan xarumo lagu yaqaano oo ah qad cagaaran,laakin ay is difaaci doonaan amaba ay dagaalami doonaan hadii lasoow weeraro sida uu hadalka udhigay.
  • Itriyaamta saafiga ah waxay leedahay midab cagaar-madoow xiga oo iftiimaya.