Qeexid

"(-syo, m.dh) U dhaafidda dembi ama qaan cid gashay. ld cafi1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cafis oo kali ah:
  • Mudo ka dib ayaa waxa dhacday in cafis xabsiga lagaga sii daayo Foosto-riix isaga oo mudo dheer ku jiray xabsiga maadaama uu ku xukunaa xabsi daaim muu filayn in la cafiyo sidaa darteed cafiska lagaga siidaayay xabsigu waxa uu ku ahaa lama filaan.
  • Gabboose ayaa sheegay inuusan wax cafis ah weydiisan maamulka Somaliland.